(Akhriso) Magacyada & qabiilada Safiirada Somalia u fadhiya dalalka dibeda

Dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa ansixiyey dalacsiinta illaa shan xubnood oo ka mid noqon doona safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka saaxiibka ah iyo kuwa aynu walaalaha nahay. Safiiradan oo aan weli howlgelin, lana magacaabin safaaradaha ay ka howlgeli doonaan, ayaa waxaanu halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyada iyo qabiilada safiirada iyo diblomaasiyiinta kale ee jooga … Continue reading (Akhriso) Magacyada & qabiilada Safiirada Somalia u fadhiya dalalka dibeda